Dowlada Kenya oo go’aan adag ka gaartay ka ganacsiga Hilibka Dameeraha

Dowlada Kenya ayaa soo saartay amar lagu mamnuucayo gowraca iyo ka ganacsiga hilibka dameeraha , xili dalkaasi qeybo kamid ah ay kusii badanayaan dadka isticmaala hilibka Dameeraha . Wasiirka beeraha dalka Kenya Peter Munya ayaa sheegay in la mamnuucay gowraca iyo ka ganacsiga hilibka dameeraha , waxa uuna amar buuxa ku bixiyay in la xiro … Continue reading Dowlada Kenya oo go’aan adag ka gaartay ka ganacsiga Hilibka Dameeraha